Dad badan oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday degmada Baardheere

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi ka da’ay roob aad u xooggan, kaa oo dhaliyay in daadad ka dhashay ayna khasaaro kasoo gaaraan dad badan. Daad ka soo rogmaday tog ku yaala degmada Baardheere ayaa sababay geerida sagaal qof oo u badnaa dhallinyaro, dhallinyaradan xalay daadka qaaday ayey … Continue reading Dad badan oo ku dhintay daadad kusoo rogmaday degmada Baardheere